
Qurux, raaxo iyo casrinimo hal sariir ku urursan!
Ka dhig qolkaaga hurdada mid u egta hotel faneed. Sariirta MF Lapis waxay leedahay madax-dhige (headboard) dabacsan oo xariijimo toosan leh, midab qurux badan oo beige/boorash ah, iyo dhar Keten (Linen) oo dabiici ah.
Maxay ku gaar tahay?
Dhar Keten ah oo hawo mara, jilicsan, afarta xilli ku haboon
Dawaarlo Bonnell oo orthopedic ah, jirka si fiican u qaba
Dhumuc 25+1 cm oo raaxo dheeraad ah leh
Cabbirro: 90×200, 120×200, 140×200, 150×200 iyo 160×200
Naqshad casri ah oo ku haboon qol kasta
Hurdo fiican, qolna qurux badan! 🌙
Waxaad ka heli kartaa:
Malyun Fashion and Home Decoration
Breestraat 112, 1941 EL Beverwijk
📞 06 34755599
📧 malyunfashion@gmail.com
Soo booqo ama nagu soo wac maanta!