OGEYSIIS & XAYEYSIIN GAAR AH! 🏡✨
MALYUN FASHION & HOME DECORATION (MF) Ma doonaysaa guri qurux badan, casri ah oo raaxo leh? MF waa meesha aad ka heli karto alaab guri oo qurux, tayo iyo naqshad casri ah isku darsata.
ALAABTA AAN KUU HAYNO
Sariiraha iyo furaashyada — raaxo iyo hurdo wanaagsan.
Alaabta fadhiga — qurux iyo habayn casri ah. Miisaska iyo kuraasta — ku habboon gurigaaga iyo goobaha kale.
qurxinta uriga — agab qurux badan oo gurigaaga siinaya muuqaal gaar ah.
Qalabka jiifka — waxyaabaha qolka jiifka ka dhigaya mid raaxo leh oo soo jiidasho leh.
🏠 ADEEGYADA MF
La-talin ku saabsan doorashada alaabta guriga.
Ka caawinta macaamiisha inay doortaan alaabta ku habboon baahidooda iyo qurxinta gurigooda.
Soo bandhigidda alaab guri oo leh naqshado casri ah iyo muuqaal qurux badan.
Adeeg macaamiil oo ku dhisan soo dhoweyn iyo kalsooni.
GOOBTA AAN KU LEENAHAY
Breestraat 112, 1941 EL Beverwijk, Netherlands
📞 Telefoon: 06 34755599
📧 Email: malyunfashion@gmail.com
❤️ MF — Gurigaaga ku qurxi tayo, qurux iyo raaxo!



