MALYUN FASHION & HOME DECORATION ✨🏡
Gurigaaga ka dhig Hotel Dalxiis oo Qurux iyo Raaxo leh!
Ma rabtaa sariiro qurux badan, gogol raaxo leh iyo qalab guri oo casri ah? 😍
Malyun Fashion & Home Decoration waxay kuu haysaa sariiro iyo agab guri oo qurux badan, tayo leh, kuna habboon xilliyada qabowga iyo kulaylaha.
Xilliga qabowga ku raaxayso diirimaad iyo gogol raaxo leh.
☀️ Xilliga kulaylaha — dooro agab qurux badan oo gurigaaga siinaya dareen degganaan iyo raaxo.
🛏️ Sariiro iyo gogol qurux badan.
🏡 Qalabka qurxinta guriga ee casriga ah.
Gurigaaga u samee muuqaal Hotel qaali ah, adigoo ku raaxaysanaya raaxo iyo qurux maalin kasta!
📍 Cinwaanka: Breestraat 112, 1941 EL Beverwijk, Netherlands 🇳🇱
📞 Telefoon: 06 34755599
📧 Email: malyunfashion@gmail.com
Malyun Fashion & Home Decoration
Quality, style, and comfort for your home!
Nagala soo xiriir maanta, gurigaagana ku soo kordhi qurux, raaxo iyo bilic gaar ah!



